|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Kaalinta National Indha Birta Ee Magaalada Hargaysa Oo Wadada Hormarta Badhtankeeda ka Bilaabay Dhismaha Kaabado Waawayn.
August 16, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Ganacsadaha leh kaalinta National fuelstion (Indha birta) Oo ku kacay dhacdo fajiciso ku noqotay bulshada ku dhaqan xaafada idaacada ee suuqa gobonimo iyo wadayaasha gaadiidka kadib markii ay ku waabariisteen maamulka kaalinta indha birta oo wada hor marta dhexdeeda ka bilaabay dhismaha kaabado waawayn kuwaasi oo khatar ku Noqday isku socodka Gaadiid HALKAN KA DAAAWO MUUQAALKA; KAABADAHAN IYO KHATARKA UU KU YAHO ISKU SOCODKA GAADIIDKA; Related posts:“Waa Ayaan Daro In Maxamed Xasan Dalab Oo Aynu Wada Garanayno Uu Qori Meel Lafadhiya Isagoo Cadaalad... Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Guddoomiyey Shir Lagaga Arrinsanayo Sidii Loogu Gurman Lahaa Go... Maxaa Ka Fulay Qorshihii Kobcinta Dakhliga Ee Wasaarada Horumarinta Maaliyadu u Jidaysay Inuu Kasoo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|