|
|||||
WAJAALE NEWS
Daawo: Goobta Uu Ku Sugan Yahay Madaxweynihii Hore DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo La Shaaciyay
August 8, 2018 - Written by Reporter:JigJiga (WJN)- Wararka hada naga soo gaadhaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomalida Cabdi Maxamuud Cumar uu wali ku sugan yahay magaalada Addis Ababa. Sidoo kale Waxaa soo baxaya warar is khilaafsan oo ku saabsan meesha uu kaga sugan yahay caasimadda. Dhanka kale Wararka qaar waxay sheegayaan in uu ku sugan yahay guri uu qoyskiisu ka sii daganaa magaalada Addis Ababa, balse si madax bannaan looma xaqiijin karo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;Suldaanka Guud Ee Subeer Awal Oo Taageeray Murashaxnimada Wasiir Maxamed Biixi Yoonis Bulsha... Warar Dheeraada Oo Kasoo Baxaya Khasaaraha Uu Sobobay Dagaal Laba Beelood Ku Dhexmaray Deegaanka fad... Halkan Ka Akhri; Toban(10) Arimood Oo Heshiiska Wareejinta Gudoomiyenimada Xisbiga Waddani (Cirro & ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|