Daawo: Faah-faahin Dheeraad Ah oo Ka Soo Baxay Xadhiga Cabdi Maxamuud Cumar | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Faah-faahin Dheeraad Ah oo Ka Soo Baxay Xadhiga Cabdi Maxamuud Cumar
August 7, 2018 - Written by Reporter:

JigJiga (WJN)- Warar faah-faahsan ayaa hada kasoo baxaya xadhiga Madaxweynihii hore dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo ay goor dhawayd gacanta ku soo dhigeen 6,000 Kun oo Ciidamada Federaalka Itoobiya ahi una kaxaysteen dhanka magaalada Addis Ababa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS