DAAWO; Colaadii Deegaanka Ceel Afwayn Oo lasoo Af jaray Iyo Nuxurka Ga,aamada Kasoo Baxay.
August 1, 2018 - Written by Editor:
Sanaag(W,N) Gudida Nabadaynta Colaada Deegaanada ceel fawayn ayaa soo gabo gabeeyay shirkii kaasi oo laga soo saaray go,aamo Cul Culus iyo Nuxurka Khudbadihii laga jeediyay.