DAAWO; Barnaamij Gaar ah Oo Lagu faah faahinayo fa,iidada Warshadda Boodheri Mills U leedahay Bulshada Somaliland.
August 31, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Hawl Wadeenada Warshadaha Daqiiqda Ee Boodhari Mills Oo faah faahin ka bixiyay Halka ay marayso Iyo fariinta ay Bulshada Reer Somaliland Udireen.