Cisbitaalka Burco oo La Soo Gaadhsiiyay Dhaawaca Wiil Yar oo Uu Waraabe Cunay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cisbitaalka Burco oo La Soo Gaadhsiiyay Dhaawaca Wiil Yar oo Uu Waraabe Cunay
August 22, 2018 - Written by Reporter:

Burco (WJN)– Cisbitaalka magaalada Burco ayaa waxaa la soo gaadhsiiyay dhaawaca Wiil yar oo uu Waraabe ku cunay deegaanka Ceeldhaab ee gobolka Sanaag, waxaana ka hadley dhacdadan qotska Wiilka yar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqalka

https://youtu.be/eQStqQ-FylQ

COMMENTS
LINKS