Ciidamada Nabad Geliyada Wadooyinka Gabiley oo Xidh Xidhay Gaadiidka La Saaro Xamuulka Xad Dhaafka Ah | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Nabad Geliyada Wadooyinka Gabiley oo Xidh Xidhay Gaadiidka La Saaro Xamuulka Xad Dhaafka Ah
August 19, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Ciidamada nabad geliyada wadooyinka gobolka Gabiley ayaa waxa ay maanta xidh xidheen qaar ka mid ah gaadiidka la saaro rarka saayidka xad dhaafka ah.

Taliyaha Taraafikada gobolka Gabiley Axmed Muuse Siiicd ayaa waxa uu ka hadley sababta loo xidhay gaadiidka xamuulka qaada.

 

Halkan hoose Ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Iv_tvJd83Vk

COMMENTS
LINKS