Cali Waran Cade oo Si Faah-faahsan Uga Hadlay Go’aamadii Laga Gaadhay Nabada Ceel-afweyn | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cali Waran Cade oo Si Faah-faahsan Uga Hadlay Go’aamadii Laga Gaadhay Nabada Ceel-afweyn
August 3, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Siyaasi Cali Maxamed Waran Cade oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga muxaafidka ah e Klmiye oo ku sugan magaalada Ceerigaabo ayaa waxa uu si faah-faahsan uga hadlay go,aamadii laga gaadhay nabada deegaanka Ceel-afwayn.

 

Halkan hoose ka daaawo muuqaalka

 

https://youtu.be/wCCoprAWZVw

COMMENTS
LINKS