Baanka Dhexe Ee Somaliland oo Soo Saaray War-Saxaafadeed
August 3, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)- War-saxaafadeed uu soo saaray Baanka dhexe ee Somaliland ayaa waxa lagu sheegay in hoos u dhac ku yimi sicir bararkii dalka ka jiray, Islamarkaan uu kor u kacay qiimaha lacagta Shilinka Somaliland.