|
|||||
WAJAALE NEWS
50 qof oo la gudoonsiiyay abaalmarinta sanadka 2018 ee (SOMALILAND AWARDS) iyo xubno xukuumada ka tirsan oo ka qayb galay
August 11, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Munaasibad si heersare ah loo soo agaasimay oo loogu magacdaray “SOMALILAND AWARDS” oo abaalmarino lagu guddoonsiinayay 50 Qof oo ka mid ah dadka waxka qabtay arrimaha bulshada sida Caafimaadka, Biyaha, Ganacsiga iyo waxyaabaha la xidhiidha arrimaha bulshada ayaa waxa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadan ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Masuuliyiin ka tirsan xukuumada, Masuuliyiinta xisbiyada mucaaridka, Aqoonyahan, Dhalinyar iyo marti sharaf kale, waxaana dadkii halkaa abaalmarinada lagu gudoonsiiyay ka mid ahaa Oday jaamac Yare oo dhawaan laba wiil oo uu dhalay iyo mid uu adeer u yahay ay ku dhinteen shaqaaqadii ka dhacday deegaanka Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Hanti Dhowraha Guud Ee Qaranka Oo Baadhitaano Ka Bilaabay Wasaarada Caafimaadka Iyo Fariinta Ay Udir... Wasaaradaha Arrimaha Dibadda Ee Taiwan Iyo China Oo Isweydaarsaday Hadalo Kulul Oo Salka Ku Haya Xid... Daawo ;Gudoomiyaha Xisbiga UCid EE GOBOLKA SAAXIL Rooda Axmed Yaasiin Ayaa SI Kulul Uga Hadashay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|