|
|||||
WAJAALE NEWS
Xulka Faransiiska oo La Gudoonsiinayo Abaal Marintii ugu Saraysay
July 16, 2018 - Written by Reporter:Xulka Faransiiska oo ku guulaystay Koobka Adduunka ayaa la guddoonsinaya abaal marintii ugu sarraysay, sida uu shaaca ka qaaday madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron. Xulka Faransiiska ayaa salaan sharaf ka qaadan doona ciidamada dalkaasi, waxaana sidoo kale lagu marti qaadi doonaa aqalka madaxtooyada. Taagerayaal badan ayaa isu soo baxay garoonka diyaaradaha magaalada Paris ee Paris’ Charles de Gaulle si ay u soo dhaweeyaan xulka Faransiiska. Xalay dadweyanaha Faransiiska waxay u dabaaldegayeen guusha, inkastoo meela qaar ay rabshado isku baddaleen.
Related posts:Tallow Maxaa Haybaddoodii iyo karaamadoodii Hoos U Dhigay 3 Hay’adood oo Bulshada Qiimo Weyn Ku laha... Neymar Oo La Sheegay Inuu Khibrad Iyo Xirfad Dheeraad Ah Ka Soo Faa'iideeyay Kooxda Barcelona. Xoggo-Muhiim Ah: Mustafe Qodax, Siyaasi Fahmi La’ Godka Siyaasadda iyo Hoos u Dhac Ku Yimi Meeqaamki... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|