Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargayska Haatuf. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Racfaanka Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Xayiraadii Ka Qaaday Wargayska Haatuf.
July 8, 2018 - Written by Wariye:

yuusufHargaysa(WJN):-Maxkamada rafcaanka somaliland ayaa ka hadashay siidaynta wargayska haatuf oo sanado badan xidhnaa waxan ay sheegeen in dib xoriyadiisii loogu soo celiyay isla markaan uu dib uga hawlgali doono qaranka somaliland gudihiisa

 

 

COMMENTS
LINKS