Xukuumada Somaliland oo Si Adag Uga Hadashey Dilka Taliyihii Aaga Taleex | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Si Adag Uga Hadashey Dilka Taliyihii Aaga Taleex
July 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland Md Saleeban Cali Koore , Xildhibaan Dhakool iyo Xildhibaan Indho Indho ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen taliyihii aaga Taleex oo ay sheegen in Ciidamada Puntland ay dileen ka dib markii ay jid gooyo u galeen.

Sidoo kale Masuulyiintan ayaa waxaa ay wacad ku mareen in ay u aari doonan sarkaalkaas laga dilay maanta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS