Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobolka Sanaag | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Deegaanka Ceeriyaan Ee Gobolka Sanaag
July 24, 2018 - Written by Reporter:

Ceerigaabo (WJN)- Wasiirada Wasaaradaha Kaluumsaysiga iyo Ciyaaraha Somaliland oo maanta gaadhay magaalada Ceerigaabo ayaa waxa ay ka hadleen dagaal beeleed sabay khasaare dhimasho iyo dhaawac oo saaka ka qarxay deegaanka Ceeriyaan ee Koonfurta Magaalada Ceerigaabo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/wsJkNH8kh58

COMMENTS
LINKS