Xukuumada Somaliland oo deeq Raashina gaadhsiisay deegaanka Aw-barkhadle oo Ka Mid ah deegaanadii Ay Ka Da’een Roobabkii duufaanta Watay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo deeq Raashina gaadhsiisay deegaanka Aw-barkhadle oo Ka Mid ah deegaanadii Ay Ka Da’een Roobabkii duufaanta Watay
July 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay dee q raashin ah maanta gaadhsiisay deegaanka Aw-barkhadle oo ka mid deegaanadii ay waxyeeladu ka soo gaadheen Roobabkii duufaanta watay ee ka Da,ay Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS