|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool
July 6, 2018 - Written by Reporter:Tukaraq (WJN)- Gudoomiyaha Gobolka Sool oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha aSomalialnd ayaa maanta deeq raashin ah waxa ay gaadhsiiyeen 300 boqol oo qoys oo ku nool deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/IbCwylu-4RE
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|