|
|||||
WAJAALE NEWS
Xubno ka mid ah masuuliyiinta dawlada oo kulan la qaatay wafti ka socda Qaramada Midoobay
July 29, 2018 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN):-Gudoomiyaha aqalka golaha wakiilada somaliland iyo masuuliyiin kale oo ka mid ah golaha wasiirada somaliland ayaa kulan la qaatay wafti ka socda Qaramada Midoobay Iyo urur goboleedka IGAD. intii kulankaasi socday waxa lagaga wada hadlay colaadka deegaanka tuka-raq iyo arimo kale oo xaas xaasi ah
Hargaysa Office COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|