|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Soo Gabagabeeyay Tartan Kubada Cagta Ah oo Lagu Xusayay Marxuum Cali Sanyare
July 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)– Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu maanta magaalada Hargeysa ku soo gabagabeeyay Tartan kubada Cagta ah oo lagu xusayay Marxuum Cali Sanyare oo ahaa Wasiirkii wasaarada qorshaynta qaranka Somaliland ee Xukuumadii Daahir Riyaale. Tartankan oo ay ka qayb qaadanayeen kooxo badan oo ka dhisan Hargeysa ayaa waxaa gaba-gabadiisii ka soo qayb galay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Xoghayaha guud ee Xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi iyo masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Maydadka 28 Qof Oo kamida Somaalidii Lagu Laayey Hawaday Oo Aas Wadareed Loogu Sameeyey Jig Jiga I... War Saxafadeed;Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareeyay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley, Soona Banh... Sheekh Cabdi Oomaar (Aw Geesh) Cod Iyo Caalim Ku Ladhnaa Halgankii Hubeysnaa Ee SNM! W/Q; Boobe Yuus... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|