Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Iscasilo
July 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cali Canter oo ka mid ah hogaanka sare ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu si adag uga Hadley dagaalka cusub ee labada beelood saaka ku dhex maray deeganka Ceeryaan ee gobalka Sanaag , waxaana uu xukuumada ugu baaqey inay si deg deg ah wax uga qabato.

Dhanka kale Siyaasi Cali Canter ayaa waxaa uu Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqey inuu xilka iska casilo.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/AHFY7jaTwwE

COMMENTS
LINKS