|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Waddani oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedayn Uga Timid Madaxii Goobjoogayaasha Doorashada Somaliland
July 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Xogahayaha guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa waxa uu eedaymo culus u soo jeediyay qoraal uu soo saaray madaxii goob joogayaasha Caalamiga ahaa ee indha indhaynayay doorashadii madaxtooyada ee Somaliland ka dhacday. Dhinaca kale Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani ayaa waxa uu sheegay in madaxii goobjoogayaasha doorashada uu xisbiga Waddani ku eedeeyay arimo beelaysan taas oo uu sheegay inay ka hor imanayso dastuurka Somaliland, Waxaanu sidoo kale Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in arintaasi ay waxka qabato.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Xaalad Adag oo Haysata Dadkii ka Barakacay Taleex iyo Bannaan-bax lagu Cambaareeyay Puntland oo ka d... Malaga Yaabaa In Qorshaha Safiir Baashe Cawil In Uu Galaafto Nolosha Boqolaal Qoys Oo Ku Nool Gan... Khilaaf Xoogan Oo Soo Kala Dhexgalay Wasiir Xaglotoosiye Iyo Masuuliyiin Ay Isku Hayb Yihiin Madaxwa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|