|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaaladaha Amaan Ee Deegaanada Ceel-afwayn iyo Tukaraq
July 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kal-fadhigii ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ay dood adag ka yeesheen xaalada amaan ee dalka iyagoo si gaar ah uga hadlay xaaladaha deegaanada Ceel-afwayn iyo Tukaraq. Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Guurtida Somalialnd ayaa waxa ay ka hadleen sababta loogu dari waayay nabadaynta laga dhex wado labada beelood ee walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal Oo Sharaxay Ujeedada Madaxwayne Biixi Ka Leeyahay Furista Urura... “Haddaan Biyo La’aan Ka Cabo Is Idhaahdo, Ma Hadli Karo, Waayo Waa Qasab In Aan Adeero Ixtiraamaa Oo... Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Tiro Oo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|