|
|||||
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag Ka Yeeshay Xaaladaha Amaan Ee Deegaanada Ceel-afwayn iyo Tukaraq
July 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Kal-fadhigii ay maanta yeesheen xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa ay dood adag ka yeesheen xaalada amaan ee dalka iyagoo si gaar ah uga hadlay xaaladaha deegaanada Ceel-afwayn iyo Tukaraq. Dhanka kale Xildhibaanada Golaha Guurtida Somalialnd ayaa waxa ay ka hadleen sababta loogu dari waayay nabadaynta laga dhex wado labada beelood ee walaalaha ah ee deegaanka Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo:Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Xeeldheer Uga Hadlay Taariikhdii Iyo Waayihiisii S... Wafti Uu Wasiir Xirsi-Gaab Hogaaminayo Oo Cardiff U Tagaya Si Loogu Wareegijyo Lacag Ka Yar Ta Ku Ba... Wacdarihii Mohamed Farah Oo Ku Guulaysatay Orodka 3000 Kun Ee Mitir Ee Anniversary Games 2015 Iyo Us... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|