|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan golaha Deegaanka Gabiley oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Xadhkaha Goostay oo Uu Ku Kacay Maayarka Gabiley
July 13, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo Maayarka Gabiley u soo jeediyay Xildhibaano mooshin ka keenay ee doonayay in ay xilka ka tuuraan. Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Aamin Cali ayaa waxaa uu maayayarka Gabiley ku eedeeyay in uu ku kacay Musuq-maasuq oo ay baaqatay maashaariico badan oo miisaaniyada ugu jirtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/-gUUGNh1SaM
Related posts:Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Abni Oo Ay Ka Sameeyeen Magaalada Burco Qaramada Midoobay Oo Dalbatay In Laga Hortago Tacadiyada Loo Gaysto Haweenka Ee Ka Dhaca Somaliya. Daawo; fagaarihii Maanta Iyo Fadeexadii Ka Dhalatay +Saleebaan Gaal Oo u Adkaysan Kari Waayay Habqan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|