|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan golaha Deegaanka Gabiley oo Soo Bandhigay Musuq-maasuq Xadhkaha Goostay oo Uu Ku Kacay Maayarka Gabiley
July 13, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Xildhibaan Maxamed Aamin Cali oo ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Gabiley Ayaa waxa uu ka jawaabay eedaymo Maayarka Gabiley u soo jeediyay Xildhibaano mooshin ka keenay ee doonayay in ay xilka ka tuuraan. Sidoo kale Xildhibaan Maxamed Aamin Cali ayaa waxaa uu maayayarka Gabiley ku eedeeyay in uu ku kacay Musuq-maasuq oo ay baaqatay maashaariico badan oo miisaaniyada ugu jirtay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/-gUUGNh1SaM
Related posts:“Degenaanshiyo Iyo Nabada Oo Lagu Gaadho Horumar, Waxa Lagu Helaa Raacida Kitaabka Alle…”Sheekh Must... Dawlad Deegaanka Somalida Oo Warbaahintii Ugu Tirada Badnayd Ka Joojiyay Shaqadii Iyo Ogolaanshihii... Taageerayasha Xisbiga Waddani Ee Hargeysa Oo Wacdaro La Yaable Ku Soo Khatimay Maalinta Toddobaad Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|