Xildhibaan Baar Siciid Oo Sheegtay In Somaliland Ay Ka Maarantay Qaybo Ka Mid Ah Dhulkeeda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Baar Siciid Oo Sheegtay In Somaliland Ay Ka Maarantay Qaybo Ka Mid Ah Dhulkeeda
July 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka dayrisay xaalada wakhtigan ee uu dalku ku sugan yahay iyadoo sheegtay in Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi aanay ka war hayn dalka oo ay ka maarantay qaybo ka mid ah dhulkeeda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/cOk09mdMwA8

COMMENTS
LINKS