|
|||||
WAJAALE NEWS
Xeerka Baananka ganacsiga oo Buuq Ka dhex Abuuray Golaha Wakiilada Somaliland
July 9, 2018 - Written by Reporter:Hargaysa (WJN)- Mudanayaasha aqalka golaha Wakiilada Somaliland waxa maanta buuq ka dhex abuuray Xeerka baananka Ganacsiga oo Xildhibaanada qaar ay doonayeen in lagu soo daro ajandaha kal-fadhiga, halka qaar koodna ay ku doodayeen in xeerkaasi aan loo baahnayn oo ay ku jiraan waxyaabo ka hor imanaya shareecada islaamka.
Xildhibaan Siciid Cartan Cismaan oo ka mid ah Xildhibaanada doonaya in xeerkaasi golaha la horkeeno ayaa waxa uu sharaxay sababta uu u doorbidayo xeerkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Fuliyay Olole Lagu Xidh Xidhayo Meheradaha Ay Dadku Isugu Yim... "Umad Aan Lahayn Maktabad Qaran Waxay Ku Tusinaysa Inay Qaranimadoodii Wax Ka Dhiman Tahay...Waxa Lo... DAAWO;-Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya Iyo Qodobka Muranka Badan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|