|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxan Leeyahay Somaliya Iyo Badhasaab Cabdiwali Gaas, Ninka Laba Neef Lahaa Ee Neef Bixiyay, Wuxuu Diyaar U Yahay In Uu Qudhiisa Bixiyo”..Wasiirka Warfaafinta Somaliland
July 19, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ayaa waxaa uu fariin culus u diray Maamulka Xamar iyo Badhasaab Cabdiwacli Gaas, waxaana uu sheegay in Muwaadinka reer Somaliland ee lahaa laba neef islamarkaana ka bixiyay hal neef uu diyaar u yahay in uu qudhiisana bixiyo oo uu jiida hore ku dhinto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/Wzbs7SniNyk Related posts:Ciidamada Booliiska S/land Iyo kuwa Ajaanib Ah Oo Xalay Labaatan Hablood Oo Qurba-Jooga Ah Kala ba... Magaalada Birmingham Oo Xaflad Soo Dhawayn ah loogu Qabtey Gudoomiye Ku-xigeenka 2aad Ee Xisbiga ku... Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Culus, ka kala Socda 7 Dal O... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|