Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Soo Bandhigay Qorshe Lagu Badbaadinayo Af-Soomaaliga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Soo Bandhigay Qorshe Lagu Badbaadinayo Af-Soomaaliga
July 25, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka Wasaarada Warfaainta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax “Guri Barwaaqo” oo ka qayb galay gabagabada shirwayniha Daraasaadka Soomaalida oo mudo sadex cisho ah ka socday xarunta Jaamacada Hargeysa ayaa waxa uu soo bandhigay qorshe lagu badbaadinayo Af-Soomaaliga sii dabar go,aya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS