|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii madaxwayne Silaanyo oo sheegay in uu u tartamayo xilka gudoomiye ee kulmiye
July 13, 2018 - Written by Wariye:Hargaysa(WJN):-wasiirkii xukuumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (SILAAYO) ayaa sheegay in uu xilka gudoomiye nimo ee xisbiga talada haya ee kulmiye uu u hanqaltagayo isla markaan uu kula tartamayo hadii uu isku soo shaxo in uu xilkii sii hayo madaxwayne muuse Biixi Cabdi oo wali aan iska wareejin xilka gudoomiye nimo. Khadar Xaaji Yuusuf oo wariis ka ahaan jiray wasarada dhaqanka iyo dalxiisk ee xukuumadii hore ee dhawaan xilka banaysay
Hargaysa Office Wajaalenews.net Wariye Abdiqadir Habbane Related posts:Mid Kamid Ah Beelaha Dega Gobolada Maroodi Jeex Iyo Hawd Oo Kulan Lagaga Arinsanyo Diwaangalinta Ku... Mulkiilaha SOMCABLE Maxamed Aw Siciid Wuu U Qalmaa Biladda Maal-gashiga Ganacsiga Xorta Ee Somalil... Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Daah-furay Riig Cusub oo wakaaladda Biyaha Hargeysa soo Iib... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|