War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Gobalada Awdal Iyo Salal Oo Ku Dhawaaqey In Aaney Ka Qeyb Galeen Doorashada Baarlamaanka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah: Xildhibaanada Gobalada Awdal Iyo Salal Oo Ku Dhawaaqey In Aaney Ka Qeyb Galeen Doorashada Baarlamaanka Somaliland
July 14, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliland ee ka soo jeeda goabalada Awdal iyo Salal oo maanta shir iskugu yimid ayaa waxaa ay ku dhawaqeen in aaney doorashada baarlamaanka ee Soo socota aaney ka qeyb galayn ila iyo inta la saxaayo saami qeybsiga kuraasta baarlamaanka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/rpzoX-dkugg

COMMENTS
LINKS