WAR DEG DEG AH; Dayax Madoobaad Guud Ahaan Laga Arkayo Deegaanada Somaliland Iyo Dadwaynaha Oo U Dareeray Tukashada Salaada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEG AH; Dayax Madoobaad Guud Ahaan Laga Arkayo Deegaanada Somaliland Iyo Dadwaynaha Oo U Dareeray Tukashada Salaada.
July 27, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Canbaaro 9;45 caawa waxaa gabi ahaanba deegaanada Somaliland laga arkay dayax madoobaad kaasi oo  marba marka ka danbaysa sii madoobaanaya iyadoo dadwaynaha ku dhaqan  caasimada hargaysa ay u dareereen tukashada salaada iyo goobaha masaajidada oo wali ay ka socoto tukashada salaadu.

dayax madoobaad

Waxaanad hada aad arkaysaa dayaxii oo gabi ahaanba sii  madoobaadanaya.

Dhawaan ayay ahayd markii haayadaha saadaliya arimaha hawadu ay sheegeen in  uu soo socdo dayax madoobaad kii ugu balaadhnaa kuna soo foole  qaarkamida  qaaradaha aduunka sida  yurub iyo Africa

Wixii kasoo kordha kala soco Shabakada Wararka Ee Wajaalenews.

HARGAYSA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS