Wajigii Labaad Ee Shirka Nabadaynta Beelaha Ceel-afwayn oo Furmay
July 21, 2018 - Written by Reporter:
Ceel-afwayn (WJN)- Waxaa si rasmi ah magaalada Ceel-afwayn ee gobolka Sanaag uga furmay wajigii labaad ee shirka nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ay dirirtu ku dhexmartay Deegaanka Ceel-afwayn, waxaana shirka furay Guddida loo xil saaray garta labada beelood.