Allay-baday (WJN)- Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaarada Isgaadhsiinta, Maamulka Gobolka Gabiley, Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo iyo qurboog tiro badan ayaa waxa ay maanta si wada jir ah u soo kormeereen halka ay marayso dhismaha wadada isku xidhaysa magaalooyinka Allay-baday iyo Arabsiyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/YzJqGGAexko