Wafti Xildhibaano Ka Socda Dalka Uganda oo La Kulmay Baarlamaanka Somaliland
July 19, 2018 - Written by Reporter:
Hargeysa (WJN)– Wafti Xildhibaano ah oo ku socday Baarlamaanka dalka Uganda ayaa waxa ay maanta kulan la yeeshay xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
Sidoo kale gudoomiye Ku-xigeenka labaad ee golaha Wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed ayaa ka warbixyay kulanka dhex maray waftigan ka socda Baarlamaanka dalka Uganda iyo wixii ay ka wada hadleen.