Wafti Xildhibaano Ka Socda Dalka Uganda oo La Kulmay Baarlamaanka Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Xildhibaano Ka Socda Dalka Uganda oo La Kulmay Baarlamaanka Somaliland
July 19, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)– Wafti Xildhibaano ah oo ku socday Baarlamaanka dalka Uganda ayaa waxa ay maanta  kulan la yeeshay xubno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland.

Sidoo kale gudoomiye Ku-xigeenka labaad  ee golaha Wakiilada Somaliland Cali Yuusuf Axmed ayaa ka warbixyay kulanka dhex maray waftigan ka socda Baarlamaanka dalka Uganda iyo wixii ay ka wada hadleen.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

https://youtu.be/vrGL_KlE7aE

COMMENTS
LINKS