Ceerigaabo (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa waxa ay gaadheen deegaanka Ceeriyaan ee Gobolka Sanaag oo ay dhawaan shaqaaqo ku dhexmartay laba beelood oo walaalo ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka