|
|||||
WAJAALE NEWS
Taliyihii Ciidanka Military-ga Somaliland Ee Deeganka Taleex Oo Geeriyoodey iyo dhaawac Soo Gaadhay Maayarka Taleex
July 7, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)– Taliyihii ciidanka Millatariga Taleex ee Somaliland Saleebaan Cabdi Caatay ayaa geeriyooday kaddib markii isaga iyo saraakiil kale oo ka tirsan gobolka ay si kedis ah iyagoo safar ku jira ugu tallaabeen dhanka Puntland ee aagga God-qaboobe, Sidoo kale waxaa dhawaawac uu soo gaadhay Maayarkii degmada Taleex. Taliyaha iyo saraakiishii la socday markii ay u tallaabeen dhanka Puntland ayaa waxaa soo rasaaseeyay ciidamo ka tirsan Puntland waxaana halkaasi ku geeriyooday taliyaha kaddib markii gaadhigii ay saarnaayeen la qallibmay.
Related posts:Guddoomiyaha Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka Oo Mudaharaadadii Ka Dhacay Wadanka Ku Tilmaa... Safaarada Tawian Oo Udabaal Degtay Sanad Guuradii Koowaad Ee Xafiiska Ay Ka Furatay Somaliland. Lacagtii Somaliya ee Hore Uga Shaqayn Jirtay Magalada Ceerigaabo Oo Qaybo Ka Mid ah La Diiday iyo Sa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|