|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland Waxaa Na Kala Qaybiyay dhibaato iyo duruufo badan Waana Garab Naga Maqan, diyaar Ayaanu u Nahay in Aanu Wadahadaladii Soo Celino”.Madaxweyne Farmaajo
July 1, 2018 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN)- Madaxweynaha dawladda Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay xiisada dagaal ee ka taagan deegaanka Tukaraq isagoo sheegay in dagaalka la joojiyo oo nabada laga wada shaqeeyo. Dhanka kale Madaxweyne Farmaajo ayaa waxa uu sheegay in Somaliland ay tahay garab ka maqan Soomaaliya oo yihiin dad walaalo ah oo ay na kala qaybiyeen dhibaatooyin iyo duruufo badan oo soo maray waxaana uu sheegay in ay dawlad ahaan diyaar u yihiin in wadahadaladii Somaliland ay dib u soo celinayaan oo si wanaagsan oo xaqiiq ah ay u wada fadhiisan doonaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/KBmHgFsYSBc Related posts:Daawo:Muj Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay 10 Guurada Shirkada Daabacaada Sagal Jet Khudbad Dhalinyarad... Wasirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland Oo Dhaliilo Xoogan Usoo Jeediyay Xukumadda Sila... DAAWO;-Garyaqaan, Guleed Dafac Oo Sheegay In Aanay Wali Xukuumada Somaliland Soo Bandhigin Danbiga L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|