|
|||||
WAJAALE NEWS
Somaliland oo Beenisay In Xabsiyada Lagu Jidh Dilo Maxaabiista
July 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Taliye ku-xigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali Cawad ayaa waxaa uu beeniyay warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta oo sheegayay in qaar ka mid ah maxaabiistii lagu soo qabtay dagaalkii ka dhacday deegaanka Tukaraq lagu jirdilo Xabsiga Wayn ee Magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|