|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo Ka Hadlay Madax-dhaqameed iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah oo Safar Ku Tagay Garoowe iyo Khilaafka Ka Taagan Golaha Deegaanka Gabiley
July 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa si adag uga hadlay Madax-dhaqameed iyo Ganacsato reer Somaliland ah oo safar ku tagay magaalada Garoowe. Sidoo kale Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay Madax-dhaqameedka iyo Ganacatadaas sharciga la mariyo hadii safarkoodu yahay mid Siyaasadeed oo aanu ahayn mid Ganacsi. Dhanka kale Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari ayaa waxa uu ka hadlay khilaafka cakiran ee ka dhex taagan Xildhibaanada golaha deegaanka Gabiley iyo Maayarka, isgaoo farta ku fiiqay halka uu salka ku hayo khilaafkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:“Waxna Mahayno Hadana Waxaan Rabnaa Ilaynoo Shaqeeyo Taasina Ma Soconayso”Wasiirka Ganacsiga Jsl. Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Oo Xubinimadii Ka Qaaday Axmed Aden Keyse Oo Hore U Ahaan Jirey Xoghay... Dawladdii Intay 40 Baabuur Cashuurtii Danyarta Ku Kaxaysatay Ayay Tidhi Waan Ku Soo Dhaweynaynaa" Ja... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|