|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirweynihii Caalamgi Ahaa Ee Daraasaadka Soomaalida oo Lagu Soo Gabgabeeyay Jaamacada Hargeysa
July 25, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)-Xarunta Jaamacada Hargeysa waxaa maanta si rasmi ah loogu soo gabagabeeyay Shirweynihii 13.Aad ee Daraasaadka Soomaalida oo mudo sadex cisho ah halkaasi ka socday. Dhanka kale intii uu socday Shirweynaha Daraasaadka Soomaalida ayaa waxaa lagu soo bandhigay in ka badan 60 daraasadood oo ku saabsan taariikhda Soomaalida, dhaqanka, afka, suugnaanta iyo xaaladda siyaasadda ayaa lagu soo bandhigay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Nuxurka Qoraal Rasmiya Oo Labada Xisbi mucaarad Ee Waddani & Ucid u Gudbiyeen Maxkamada Sare Ee Soma... Ka Daali Mayno In Aanu Wadankayaga Horumarino, Kana Daali Mayno Tacabka Aanu Waddooyinka Ugu Jirno,;... DAAWO; Salaadiyiinta iyo Waxgaradka Hargeisa xukuumada ku Eedeeyay Xadhiga Xaqdarada ah Ee Gudoomiyh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|