Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Daaraasaadka Soomaalida oo Maalintii Labaad Ka Socda Jaamacada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Daaraasaadka Soomaalida oo Maalintii Labaad Ka Socda Jaamacada Hargeysa
July 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xarunta Jaamacadda Hargeysa ayaa waxa maalintii labaad ka socda shirweynaha caalamiga ah ee daraasaadka Soomaalida, kaas oo saddexdii sanoba mar la qabto.

Madashaa oo lagu daraasadeeyo arimaha Soomaalida ayaa la aasaasay 40 sano ka hor waxaana shirkii ugu horreeyey lagu qabtay magaaalada Muqdisho sanadkii 1978.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ABo_QXxJk8w

COMMENTS
LINKS