|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirwaynaha Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Soomaalida oo Ka Furmay Jaamacada Hargeysa
July 23, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xarunta Jaamacadda Hargeysa waxaa ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee daraasaadka Soomaalida, kaas oo saddexdii sanoba mar la qabto, Madashaasi ayaa 40 sano ka hor waxaa lagu aasasay magaalada muqdisho 1978Kii. Shirweynahan waxaa ka soo qeybgalay ilaa 150 aqoonyahan oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib qaaradaha caalamka ka kala yimid. In ka badan 60 daraasadood oo ku saabsan taariikhda Soomaalida, dhaqanka, afka, suugnaanta iyo xaaladda siyaasadda ayaa lagu soo bandhigay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Xayiraada Dalka Sucuudiga Ka Qaaday Xoolaha Somalida Iyo Tirada ... Madaxwaynaha JSL Axmed maxamed Siilanyo oo xilkii ka Xayuubiyay Wasiirkii Wasaaradda Xidhiidhka Gol... Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Digniin Culus Udiray Gaadiidka Iskaragooyinka Ee Dooxa Ciida Ka ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|