|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirwaynaha Caalamiga Ah Ee Daraasaadka Soomaalida oo Ka Furmay Jaamacada Hargeysa
July 23, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xarunta Jaamacadda Hargeysa waxaa ka furmay Shirweynaha Caalamiga ah ee daraasaadka Soomaalida, kaas oo saddexdii sanoba mar la qabto, Madashaasi ayaa 40 sano ka hor waxaa lagu aasasay magaalada muqdisho 1978Kii. Shirweynahan waxaa ka soo qeybgalay ilaa 150 aqoonyahan oo isugu jira Soomaali iyo ajaanib qaaradaha caalamka ka kala yimid. In ka badan 60 daraasadood oo ku saabsan taariikhda Soomaalida, dhaqanka, afka, suugnaanta iyo xaaladda siyaasadda ayaa lagu soo bandhigay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xadhiga Ka Jaray Mashariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay... DAAWO :-Marwo Faadumo Siciid oo Siqodheer Shacabka Ugu Sharaxday Khasaaraha Iyo Wax qabad La,aanta X... Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Soo Bandhigtay Shaqaalihii Cusbaa Ee Dawladdu 6 Gobol Ka Qaadatay Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|