Shirkada Diyaaradaha ee OCEAN Airlines Oo Qaaday Xujaajtii Ugu Horaysay Ee Ka Amba-Baxa Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkada Diyaaradaha ee OCEAN Airlines Oo Qaaday Xujaajtii Ugu Horaysay Ee Ka Amba-Baxa Somaliland
July 31, 2018 - Written by Wariye:

xujaajtilHargaysa(WJN):-Shirkada duulimada ww OCEAN AIRLINES ayaa markii ugu horaysay ku guulaysatay inay qaado xujaajta Somaliland ee magalada barakaysan ee Midiina ku suugtada waajibaadka xajka

kadiba markii ay todobadkan horaantiisii ay wasarada diinta iyo awqaafta Somaliland sheegtay in la dhameeay khilafkii siyasadeed ee maamulka soomaaliya sheegay in aanay dad reer somaliland tagaynin waajibaadk xajka.

wasarada waxa ay sheegtay in gabi ahaanba la soo afjaray khilaafkaasi oo sideed caadiga ahyd loo soo gudan doono waajibaadka xajka.

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Wajaalenews.net

 

COMMENTS
LINKS