“ Shirka Beelaha Gar-xajis Waxaad Moodaa In Uu Ka Duwanaa Shirarkii Beelaha Kale, Lagumana Xusin Qarannimada Somaliland” Siyaasi Maadhiin Tube. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“ Shirka Beelaha Gar-xajis Waxaad Moodaa In Uu Ka Duwanaa Shirarkii Beelaha Kale, Lagumana Xusin Qarannimada Somaliland” Siyaasi Maadhiin Tube.
July 4, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Maxamed Cali Caamir(Maadhiin Tube) oo kamida xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay Aragtidiisa qodobadii kasoo baxay shirkii buurta gacan libaax ee beelaha gar-xajis iyo sidoo kale sobobta aan xidhitaankii shirka loogu soo casuumin beelo kamida kuwa Somaliland.

Dhanka kale Siyaasi Maadhiin Tube ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto wixii tabashooyinka ah ee ku jira qodobadii kasoo baxay shirkii buurta gacan libaax isagoo madaxwynaha kula taliyay in uu dhagayso wixii talo ah ee loosoo jeediyo uuna qaato madaamoo uu bulshada Somaliland mucaarid iyo muxaafidba uu u yahay madaxwayne sidaa waxa uu ku sheegay mar uu waraysi gaara siinayay Shabakada Wararka ee Wajaalenews.net

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN,

COMMENTS
LINKS