|
|||||
WAJAALE NEWS
Ogeysiis Ku Saabsan Aaska Marxuun Yoonis Ali Nur Oo Ka Dhacaya Magalada LONDON Maalinta jimce 27-Jul-2018. Iyo Goobta.
July 24, 2018 - Written by Editor:London (W,N) Waxaa Alleh Ha,unaxariistee magaalada LONDON Ee dalka Boqortoyada Ingriiska ka dhacaya Aaska Marxuun Yonis Ali Nuur Taarikhdu markay tahay jimce 27-Jul-2018 saacadu tahay 14:20 duhurka xabaalaha adreeskoodu yahay. Cementary Address: Gardens Of Peace-Five Oaks. 1-2 Five Oaks Lane Chigwell 1G7 40P. Wixii faahfahina kala soo xidhiidh wasaarada warfaafinta Dhaqanka iyo Wacayigalinta Somaliland Xafiiska Dibeda London UK. Address: Crown House North Circular Road NW10 7NP. Tel 44 7494125612 Wariye A/Karim Muse(Dalmar). Related posts:Qaarkamida Madaxdhaqameedka ,Culimada ,Aqoonyahanka, Gabiley Oo Hambalyo Udiray Maayirka Cusub Ee... “Dekeda Berbera Waxay Noqonaysa Mida Ugu Mashquulka Badan Kuwa Geeska Afrika”Qalinkii Farxaan A. Jaa... Isbarbardhiga, Habdhaqanka Hogaamineed Ee Madaxwayne Marxuum Cigaal Iyo Madaxwayne, Muuse Biixi!! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|