Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka dhacay degmada Dilla ee gobolka Awdal | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudaharaad Rabshado Wata oo Ka dhacay degmada Dilla ee gobolka Awdal
July 6, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Mudaharaad xoogan oo rabshado wata islamarkaana lagaga soo horjeedo Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay ka dhaceen degmada Dila ee Gobolka Awdal.

Dadwaynahan kala duwan ee isugu soo baxay Mudaharaadka ayaa waxa ay gabi ahaanba xidheen isku socodka magaalooyinka Hargaysa iyo Boorama waxaanay dalbanayeen in la soo daayo laba wiil oo u dhashay degmadaasi oo lagu kala xidhay magaalooyinka Boorama iyo Gabiley.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Q-xThc7T55E

 

COMMENTS
LINKS