Hargeysa (WJN)- Maareeyaha wakaalada biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa waxa uu ka hadlay wakhtiga ay magaalada Hargeysa helayso biyo ku filan iyo sababta keentay in la kordhiyo qiimihii biyaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka