Ceel-afwayn (WJN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah Madax-dhaqameedka gobolka Sool, kana mid ah ergada dhex-dhaxaadinta ka wada labada beelood ee walaalaha ee wada dega Ceel-afwayn oo maanta hadal dardaaran ah ka jeediyay madasha Shirka Nabadaynta Ceel-afwayn ayaa waxa uu sheegay in aan mar danbe dib loo dhigayn xaajada Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka